Xuutiyiinta dalka Yaman ayaa kordhiyay weerarada ay ka geystaan Gudaha dalka Sacuudiga,hayeeshee weerarkaan ayaa ah kii ugu khasaaraha badnaa weerarada ay Xuutiyiinta ka geysteen dalka Sacuudiga.
Gantaal lagu weeraray Garoon ku yaalla Sacuudiga & Khasaaro ka dhashay
Dowladda Sacuudiga ayaa sheegtay in kooxda xuutiyiinta ee ka dagaalanta dalka yaman ay weerar dhinaca Cirka oo ay gantaal u adeegsadeen ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Alba ee dalkaasi Sacuudiga.
Ganatalkaas ayaa Sacuudiga waxaa uu sheegay inay ku dhaawacmeen 26 ruux oo u badnaa Rakaab u dhashay dalal kala duwan,kuwaas oo xilliga Garoonka la weeraray sugayay inay ka dhoofaan.
Gantaal lagu weeraray Garoon ku yaalla Sacuudiga & Khasaaro ka dhashay
Dowladda Sacuudiga ayaa sheegtay in kooxda xuutiyiinta ee ka dagaalanta dalka yaman ay weerar dhinaca Cirka oo ay gantaal u adeegsadeen ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Alba ee dalkaasi Sacuudiga. Ganatalkaas ayaa Sacuudiga waxaa uu sheegay inay ku d