Amar lagu bixiyay in la soo qabto dadkii dilay Taliyihii qeybta Booliska G/Hiiraan

0
Wednesday June 12, 2019 - 11:15:53 in Wararka by
  • Visits: 399
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Amar lagu bixiyay in la soo qabto dadkii dilay Taliyihii qeybta Booliska G/Hiiraan

    Kusimaha Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle ahna Madaxweyn3 kuxigeenka`Maamulkaas ayaa marka hore ka tacsiyadeeyay dilkii taliyihii qeybta Booliska Gobolka Hiiraan Gaashaanle Dhexe Maxamed Mocow,kaas oo ku geeriyooday dagaalkii ka dhacay deegaanka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kusimaha Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle ahna Madaxweyn3 kuxigeenka`Maamulkaas ayaa marka hore ka tacsiyadeeyay dilkii taliyihii qeybta Booliska Gobolka Hiiraan Gaashaanle Dhexe Maxamed Mocow,kaas oo ku geeriyooday dagaalkii ka dhacay deegaanka Kalabeyr. Waxa uu sheegay Cali guudlaawe in Odayaasha Dhaqanka iyo waxgaradka deegaanada Hir-Shabelle ka qeyb qaataan xalinta dagaalkii ka dhacay deegaanka Kalabeyr,sidoo kale waxaa uu amray in la soo qabto dadkii dilay taliyihii qeybta Booliska Gobolka Hiiraan.

"Danbiile dilay sarkaal noo wada muhiim ahaa waxeey Dowlada Hirshabelle balan qaadaysaa in lala tiigsan doono garsoor cadaalad ah ayuu yiri Cali Guudlaawe Madaxweyne kuxigeenka  Maamulka Hir-Shabeelleā€¯

Marka laga soo tago hadalka Kusimaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne kuxigeenka Maamulka Hir-Shabeelle Cali guudlaawe Xuseen ayaa waxaa xusid mudan in taliyaha uu ku geeriyooday dagaalkii deegaanka Kalabeyr ku dhexmaray Ciidamada Booliska Hir-Shabeelle iyo kuwo daacad u ah Yuusuf Dabageed.

Sidoo kale dagaalkaas ayaa waxaa si kulul uga hadlay xubno ka tirsan golaha Wasiirada iyo Baarlamaanka Hir-Shabeelle, iyaga oo ku baaqay in wadahadal waxwalba lagu dhameeyo




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip