Sawirro:-Kulan Amniga Looga Hadlay Oo Xalay Ka Dhacay Muqdisho

0
Tuesday June 11, 2019 - 11:06:38 in Wararka by
  • Visits: 497
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro:-Kulan Amniga Looga Hadlay Oo Xalay Ka Dhacay Muqdisho

    Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow) ayaa xalay shir guddoomiyay kulan looga hadlayay Amniga Caasimadda kaas oo lagu qabtay xarunta Guud ee qeybta Booliska. Guddoomiye Yariisow ayaa waxaa uu she

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow) ayaa xalay shir guddoomiyay kulan looga hadlayay Amniga Caasimadda kaas oo lagu qabtay xarunta Guud ee qeybta Booliska. Guddoomiye Yariisow ayaa waxaa uu sheegay in Shirka amniga Caasimadda lagu qiimeeyay xaalada Guud ka dib kormeer iyo dabagal joogta ah oo la waday muddo.

 
Sidoo kale inta uu Shirka socday ayaa waxaa lagu Go’aamiyay dib u eegis in lagu sameeyo Qorshaha Sugida Amniga Caasimada.

Kulankan ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiir kuxigeenka Amniga XFS Cabdinasir Siciid Muuse,Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/guuto Bashiir Cabdi Maxamed Ameeriko,Guddoomiye kuxigeenka Amniga Gobolka Banaadir iyo Saraakiil ka tirsan Booliska.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip