Dagaal beeleed kasoo cusboonaday Shabeellaha Hoose

0
Saturday June 08, 2019 - 11:27:47 in Wararka by
  • Visits: 805
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dagaal beeleed kasoo cusboonaday Shabeellaha Hoose

    Wararka naga soo gaaraya degmada Wanllaweyn ee Gobolka Shabeellaha hoose ayaa waxa ay sheegayaan in Saaka halkaasi uu kasoo cusboonaday dagaal beeleed u dhaxeeya labo Maleeshiyo beeleed oo degan gobolka. Dagaalka ayaa horay waxaa loogu guuleystay in

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka naga soo gaaraya degmada Wanllaweyn ee Gobolka Shabeellaha hoose ayaa waxa ay sheegayaan in Saaka halkaasi uu kasoo cusboonaday dagaal beeleed u dhaxeeya labo Maleeshiyo beeleed oo degan gobolka. Dagaalka ayaa horay waxaa loogu guuleystay in la joojiyo ka dib markii halkaasi ay gaareen Ciidamo iyo xildhibaano ka tirsan dowladda Soomaaliya.

Dagaalka Saaka ka dhacay degmada Wanllaweyn ee Gobolka Shabeellaha hoose ayaa la xaqiijiyay in ugu yaraan ay ku dhinteen 5 ruux, waxaana halkaasi ku baxay Ciidanka dowladda.

Sidda ay xaqiijiyeen dadka degaanka dagaalka ayaaka dhashay markii dhinac ka mid ah uu dilay labo Nin oo lagu eedeeyay in ay dhac ka geysanayeen inta u dhaxeysa Wanllaweyn iyo Ceelka Kaba hereg ee Gobolkaas




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip