Muxuu Louis van Gaal Sameeyay Markii Uu Wayne Rooney

0
Friday May 31, 2019 - 19:57:28 in Sports News by
  • Visits: 828
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muxuu Louis van Gaal Sameeyay Markii Uu Wayne Rooney

    Wayne Rooney ayaa ka walwalsanaa qaabkii uu tababarihiisa Louis vaan Gaal ugu sheegi lahaa muuqaalkii caan baxay ee feerka ee isaga iyo saaxiibkiisa Phil Bardsley. Laakiin uma baahneyn inuu ka walwalo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wayne Rooney ayaa ka walwalsanaa qaabkii uu tababarihiisa Louis vaan Gaal ugu sheegi lahaa muuqaalkii caan baxay ee feerka ee isaga iyo saaxiibkiisa Phil Bardsley. Laakiin uma baahneyn inuu ka walwalo

Xiddigii markaas ee Manchester United Rooney ayaa laga duubay muuqaal ay isaga iyo saaxiibkiisa xiddiga kooxda Burnley Bradsley ay ku feertamayaan gurigiisa sannadii 2015.

Bradsley ayaana feer fiican la helay Rooney taasoo keentay in xididga Ingariiska uu istaaga ka dhaco.

Rooney ayaa digniin lagu siiyay in muuqaalkaas ay heleen warbaahinta Ingariiska islamarkaana lagu soo daabici doono bogaga hore ee wargeysyada, waxaana lagu qasbay inuu la hadlo tababare Van Gaal oo uu sii ogeysiiyo ka hor inta uusan warbaahinta ka arkin.

Laakiin bedelkii uu ku qeylin lahaa Rooney madaama uu halis isgeliyay, tababaraha reer Holland ayaa dhacdadaan u arkay mid qosol leh.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip