Xildhibaannada Golaha Shacabka oo maanta dood ka yeelanaya ajandayaal muhiim ah oo horyaala Golaha

0
Wednesday May 22, 2019 - 10:00:34 in Wararka by
  • Visits: 388
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaannada Golaha Shacabka oo maanta dood ka yeelanaya ajandayaal muhiim ah oo horyaala Golaha

    Mudanayaasha Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta oo Arbaco ah waxaa ay kulankoodii caadiga ahaa ku yeelanayaan Xarunta Golaha Shacabka ee Magalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mudanayaasha Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta oo Arbaco ah waxaa ay kulankoodii caadiga ahaa ku yeelanayaan Xarunta Golaha Shacabka ee Magalada Muqdisho.

Ajendaha kullanka Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Maanta ayaa ah horgaynta wax ka bedelka sharciga Iibka Qaranka, oo mari doono Akhrinta koowaad.

 

Golaha Shacabka ayaa 20kii bishan oo ku beegneyd Isniintii aynu soo dhaafnay waxaa ay ansixiyeen Sharciga Batroolka dalka oo aad looga dooday kullamdii ugu dambeeyay wallow inta badan Madaxda Dowlad Goboleedyada ay ka soo horjeedaan.

Lama oga in xildhibaannadu maanta kulankooda ku soo hadal qaadi doonaan tallaabooyinkii ugu danbeeyay ee Kenya kaa muujinaya xiriirka sii xumaanaya ee labada dowladdood Soomaaliya iyo Kenya.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip