Sawirro:-Hormuud Foundation Oo Deeq Lacageed Gaarsiisay Iskuulka Dhagoolayaasha Seddco Ee Muqdisho

0
Tuesday May 21, 2019 - 19:22:05 in Wararka by
  • Visits: 366
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro:-Hormuud Foundation Oo Deeq Lacageed Gaarsiisay Iskuulka Dhagoolayaasha Seddco Ee Muqdisho

    Deeqdan Dhaqaalle Oo Ay Hay'adda Hormuud Telecom Foundation Gaarsiisay Ardayda Dhagoolayaasha Ee Wax Kabarta Dugsiga Hoose Dhex Iyo Sare Ee SEDDCO Oo Ku Yaalla Degmada Dharkeenley Ee Gobolka Banaadir Ayaa Waxa Uu Qeyb Ka Yahay Mashaariicda Heyad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Deeqdan Dhaqaalle Oo Ay Hay'adda Hormuud Telecom Foundation Gaarsiisay Ardayda Dhagoolayaasha Ee Wax Kabarta Dugsiga Hoose Dhex Iyo Sare Ee SEDDCO Oo Ku Yaalla Degmada Dharkeenley Ee Gobolka Banaadir Ayaa Waxa Uu Qeyb Ka Yahay Mashaariicda Heyada Ah Oo Ay Fuliso Inta Lagu Guada Jira Bisha Barakeysan Ee Ramadaan.

Cabdifaatax Mubaarak Maxamed oo ah maamulha Iskuulkaasi ayaa madaxda Hay’adda uga mahdceliyay deeqdan dhaqaalle ee Maanta la gudoonsiisay,maadaama ay u baahi qabaan Macalimtiinta wax ka dhigta Iskuulka.

Ugu dambeyntii Guddoomiyaha ayaa waxaa uu sheegay in tani ay qeyb ka tahay Dadaalo dheeraad ah oo ay Hay’adda Hormuud Foundation ay ku caawineyso Dadka ay ku adagtahay in ay maareeyaan Noloshooda Inta lagu guda jiro Bisha Barakeysan ee Ramadaan.Guddoomiyaha Hay’adda Hormuud Telecom Foundation Mudane Cabdullaahi Nuur Cismaan ayaa Qiray in Mar walba Maamulka Hay’adda Hormuud Foundation u taagan yihiin sidii ay dadka Soomaaliyeed ee dhibaateysan u Caawinlahaayeen,isla markaana ay wax wanaagsan u qaban doonaan.

         




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip