Go'aanada Kenya & Itobiya in la qaato faral miyaa?

0
Saturday May 11, 2019 - 22:16:26 in Wararka by
  • Visits: 829
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Go'aanada Kenya & Itobiya in la qaato faral miyaa?

    Haddii aad Muqdisho Ka tagto Adiga oo Nairobi Ku sii socdo sii mar wajeer, Haddii aad Adis Ababa u socotana sii mar Diri dhabo. ( F.S: 1, 2 & 3aad) ee Maanta. Dalkaaga baro ma xumo!….in wadamadu ey Ka fekeraan Nabadgalyadooduna ma xumo!.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Haddii aad Muqdisho Ka tagto Adiga oo Nairobi Ku sii socdo sii mar wajeer, Haddii aad Adis Ababa u socotana sii mar Diri dhabo. ( F.S: 1, 2 & 3aad) ee Maanta. Dalkaaga baro ma xumo!….in wadamadu ey Ka fekeraan Nabadgalyadooduna ma xumo!. Laakin weli lama hayo Wax Ka baxay Airport- Xamar oo dhib Ka geeystay Nairobi ama Adis, wax xuduuda Ka gudbay waa la sheegayay, arrintu Uma eko arrin nabadgalyo ee waa arrin siyaasadeed. Labadaa magaalo iyaguba nabad ma ahan. Xajka ayaa meel dhexe laga sii Xarman jiray ee Nairobi &Adis miyaa meel dhexe naloo fadhiistay. Yaab.

Garoonka Xamar waxaa hayo nabadgaliyadiisa Ciidamada Amisom ma iyagaan lagu kalsooneeyn? Ma anaga ayaa la ogaaday in aanan Go’aan qaadan Karin.

Dayaaradaha Nairobi ama Adis Ka yimaad toos ayeey u Soo degaan Xamar, laakin marka Xamar laga tago Maya.



Go’aanka Ku haboon ee xaqa sharcigaa aan u leenahay waa: in Dayaaradii Nairobi Ka Soo duusho, wax ey Sido ma naqaan ee Kismayo halagu Soo baaro, tii Adis Ka timaadna Baladweyne.

Aragtidaada Xur ayaad u tahay,wixii Ka khaldan Ka sax.

Qore: Yahya Amir



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip