Ribery oo ka tagaya Kooxda Bayern Munich

0
Sunday May 05, 2019 - 19:54:55 in Wararka by
  • Visits: 840
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ribery oo ka tagaya Kooxda Bayern Munich

    Laacibka garabka uga ciyaara kooxda Bayern Munich Franck Ribery ayaa lagu dhawaaqay inuu ka tagi doono naadiga marka la gaaro bisha soo socota ee June. Heshiiska Ribery uu kula joogo Bayern ayaa dhamaan doono xagaaga, sidaasi daraadeed 36 jirkaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Laacibka garabka uga ciyaara kooxda Bayern Munich Franck Ribery ayaa lagu dhawaaqay inuu ka tagi doono naadiga marka la gaaro bisha soo socota ee June. Heshiiska Ribery uu kula joogo Bayern ayaa dhamaan doono xagaaga, sidaasi daraadeed 36 jirkaan ayaa horay usii raaci doona saaxibkiisa Arjen Robben oo isna kooxda ka tagaya bisha soo socota.

Ribery oo u dhashay dalka France ayaa Bayern Munich ku biiray bishi June ee sannadki 2007, xilligaas oo uu kaga soo wareegay kooxda Marseille ee dalka Faransiiska.

Muddadi uu la joogay wuxuu kooxda kula guuleystay sideed ka mid ah horyaalka Jarmalka iyo hal koob oo ah kan Horyaalada Yurub.

Wuxuu hadda qarka u saaranyahay inuu kooxda u qaado koobka horyaalka Jarmalka, markiisii sagaalaad.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip