Akhriso:- Natiijada Ciyaartii Kooxaha Chelsea & Burnley

0
Tuesday April 23, 2019 - 21:50:49 in Wararka by
  • Visits: 834
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Akhriso:- Natiijada Ciyaartii Kooxaha Chelsea & Burnley

    Chelsea ayaa barbaro niyadjab leh Stamford Bridge kula gashay kooxda Burnley iyada oo Blues iska lumisay fursad dahabi ahayd oo ay ugaga faa'iidaysan kartay guuldarooyinkii soo gaadhay kooxaha ay kaalmaha sare kula tartamayaan. Inkasta oo ay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Chelsea ayaa barbaro niyadjab leh Stamford Bridge kula gashay kooxda Burnley iyada oo Blues iska lumisay fursad dahabi ahayd oo ay ugaga faa'iidaysan kartay guuldarooyinkii soo gaadhay kooxaha ay kaalmaha sare kula tartamayaan. Inkasta oo ay afar gool iska dhaliyeen kooxaha Chelsea iyo Burnley qaybtii hore ee kulankan, haddana waxay Blues awoodi wayday in ay keensato goolka ay guul muhiim ah ku heli kartay oo kaalmaha sare ka caawin lahayd.

Chelsea ayaa kaalinta afraad soo gashay inkasta oo ay 35 kulan ciyaartay waxayna Blues dayacday fursad muhiim u ahayd tartanka ay kaalmaha sare ugu jirto.

BURNLEY (4-4-2): Tom Heaton; Matthew Lowton, James Tarkowski, Ben Mee, Charlie Taylor; Jeff Hendrick, Jack Cork, Ashley Westwood, Dwight McNeil; Chris Wood, Ashley Barnes.

Kaydka: Joe Hart, Kevin Long, Ben Gibson, Robbie Brady, Johann Gudmundsson, Stephen Ward, Matej Vydra.

CHELSEA (4-3-3): Kepa Arrizabalaga; Cesar Azpilicueta, Andreas Christensen, David Luiz, Emerson; N’Golo Kante, Jorginho, Ruben Loftus-Cheek; Callum Hudson-Odoi, Gonzalo Higuain, Eden Hazard.

Kaydka: Davide Zappacosta, Olivier Giroud, Pedro, Mateo Kovacic, Gary Cahill, Willy Caballero, Ross Barkley.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip