Liiska xidigaha Real Madrid u safan doona kulanka Athletic Bilbao oo la shaaciyey

0
Sunday April 21, 2019 - 21:55:34 in Wararka by
  • Visits: 811
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Liiska xidigaha Real Madrid u safan doona kulanka Athletic Bilbao oo la shaaciyey

    Tababare Zinedine Zidane ayaa ku dhawaaqay liiska xidigaha kooxda Real Madrid ee kaga qeyb galaya kulanka ay maanta la ciyaarayaan Athletic Bilbao, ee ka tirsan kulamada 33-aad horyaalka La Liga ee dalka Spain. Real Madrid ayaa maanta ku soo dhaweyn

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tababare Zinedine Zidane ayaa ku dhawaaqay liiska xidigaha kooxda Real Madrid ee kaga qeyb galaya kulanka ay maanta la ciyaarayaan Athletic Bilbao, ee ka tirsan kulamada 33-aad horyaalka La Liga ee dalka Spain. Real Madrid ayaa maanta ku soo dhaweyn doonta kooxda Athletic Bilbao garoonka Santiago Bernabéu, si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan kulmada 33-aad ee La Liga.

Xidiga reer Germany ee Toni Kroos ayaa dib ugu soo laabtay liiska xidigaha kooxda Real Madrid, kaddib markii uu ka maqnaa ciyaartii Leganes, sababa la xiriira xanuun dartiis.

Hadaba liiskan uu ku dhawaaqay Zinedine Zidane ee ka qeyb galaya kulanka xiisaha badan ay maanta kula ciyaari doonaan kooda Athletic Bilbao horyaalka La Liga ayaa kala ah:

Goolhaayeyaasha: Navas, Luca Zidane, alotaibi.

Daafacyada: Carvajal, Vallejo, Varane, Nacho, Reguilón iyo Marcelo.

Khadka dhexe: Casemiro, Modrić, Toni Kroos, Valverde, Brahim Díaz iyo Asensio.

Weerarka: Lucas Vázquez, Gareth Bale iyo Benzema.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip