Barnaamijka Dilaaga weriyaha oo lagu faaqidayo ciddii ka dambeysay dilalkii Saxaafadda ee Soomaaliya -Video

0
Saturday February 06, 2016 - 16:49:19 in Maqaallo by
  • Visits: 1172
  • (Rating 1.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Barnaamijka Dilaaga weriyaha oo lagu faaqidayo ciddii ka dambeysay dilalkii Saxaafadda ee Soomaaliya -Video

    Barnaamijkaan waxaa uu ku saabsan yahay dilalka waayihii la soo dhaafay loo geysanayay saxaafadda ka shaqeysa Soomaaliya, iyadoo mid ka mid ah dadka la tuihunsan yahay ku lug lahaanshaha arinkan lagu magacaabo Xasan Xanafi Xaaji oo ah maxbuus ka tirs

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Barnaamijkaan waxaa uu ku saabsan yahay dilalka waayihii la soo dhaafay loo geysanayay saxaafadda ka shaqeysa Soomaaliya, iyadoo mid ka mid ah dadka la tuihunsan yahay ku lug lahaanshaha arinkan lagu magacaabo Xasan Xanafi Xaaji oo ah maxbuus ka tirsanaa ururka Al shabaab.

Barnaamijkaan waxaa soo jeedinaya soona saaray Cabdicasiis Maxamuud Guuleed Arfika oo ka tirsan Raadiyaha iyo Telefishinka Dowladda federaalka ee Magaalada Muqdisho.

Halkaan hoose ka daawo barnaamijka oo dhameystiran.

Riix HALKAAN SI AAD U DAAWATID SNTV OO SI TOOS AH U SII DEYNAYA IMINKA

Xafiis wareedka Dulqaadka.com (Dulqaadka Media)


Muqdisho, Soomaaliya
E-mail: dulqaadkanews@gmail.com

xigasho:dulqaadka.com



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip