Dowladda Farransiiska Oo Sheegtay Inaan Hubkooda Loo Isticmaalin Dagaalka Ka Socda Dalka Yemen

0
Friday April 19, 2019 - 17:33:15 in Wararka by
  • Visits: 317
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowladda Farransiiska Oo Sheegtay Inaan Hubkooda Loo Isticmaalin Dagaalka Ka Socda Dalka Yemen

    Wasiiradda Difaaca ee dalka Faransiiska,Folorens Parliayaa sheegtay inaan hubkooda waxyeello lagu gaarsiinin dadka rayidka ee ku nool dalka Yemen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiiradda Difaaca ee dalka Faransiiska,Folorens Parliayaa sheegtay inaan hubkooda waxyeello lagu gaarsiinin dadka rayidka ee ku nool dalka Yemen.

 
Waxay intaas ku dartay inaysan haynin caddaymo muujinaya in hubka lagu farsameeyo Faransiiska loo adeegsaday dagaalka Yemen.

Hadalkeeda ayaa soo baxay, kadib, markii uu WebsaytkaDiskoloos uu Toddobaadkii hore qoray in hubka Faransiiska ee laga iibiyey Sacuudiga iyo Imaaraadka, kuna jiraan Taangiyadda iyo Gantaalladda laysarka lagu hago loo isticmaalay dagaalka ka dhanka ah dadka rayidka ee Yemen.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip