SAWIRO:-Wasiir Cawad oo kulamo ka wada dalka Masar

0
Friday April 19, 2019 - 17:28:46 in Wararka by
  • Visits: 249
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SAWIRO:-Wasiir Cawad oo kulamo ka wada dalka Masar

    Wasiirka Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad oo ku sugan dalka Masar ayaa waxaa uu booqday Jaamacadda Al-Azhar oo ay dhigtaan arday ay soomaali ku jiraan. Inta uu ku gudajiray booqashadiisa Jamhuuriyadda Carbeed ee Masar, Wasi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad oo ku sugan dalka Masar ayaa waxaa uu booqday Jaamacadda Al-Azhar oo ay dhigtaan arday ay soomaali ku jiraan. Inta uu ku gudajiray booqashadiisa Jamhuuriyadda Carbeed ee Masar, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, waxa uu kula kulmay maanta oo Khamiis ah Magaalada Qaahira Imaamka weyn, Dr. Ahmed el-Tayeb, Sheekha Azharka Shariifka.

Kulanka ayaa looga hadlay dhowr aragti oo la xiriirta xiriirka Soomaalida iyo Azharka Shariifka, si gaar ah waxaa loo eegay dib u howlgelinta Ergada Azhar iyo howlaheeda waxbarasho ee Soomaaliya iyo kolonyada gargaar iyo diin faafin ku qotanta manhajka toosan ee ka dhanka ah aragtiyada wax burburiya si looga hortago xagjirka iyo waxa loogu yeero argagaxisada.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip