SAWIRO:-Dadweyne dhigay banaanbax looga soo horjeedo xariga Wariye Coldoon

0
Friday April 19, 2019 - 16:41:44 in Wararka by
  • Visits: 270
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SAWIRO:-Dadweyne dhigay banaanbax looga soo horjeedo xariga Wariye Coldoon

    Magalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer waxaa Maanta ka qabsoomay banaanbax looga soo horjeeday xariga ay u gesyteen Ciidamada Soomaaliland Wariye Cabdi Maalik Muuse Coldoon. Dadweyne farabadan oo ka kala yimid Xaafadaha Magalada burco ayaa wax

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer waxaa Maanta ka qabsoomay banaanbax looga soo horjeeday xariga ay u gesyteen Ciidamada Soomaaliland Wariye Cabdi Maalik Muuse Coldoon. Dadweyne farabadan oo ka kala yimid Xaafadaha Magalada burco ayaa waxaa ay dhigeen banaanbaxa,iyaga oo watay boorar ay ku qoran yihiin Erayo ay ka mid yihiin "Coldoon Cadaalad buu rabaa" "free coldoon" iyo Erayo kale.

Xalay markii lagu xiray Magalada burco ayaa wararka aan heleyno waxaa ay sheegayaan in saakay waberigii hore loo soo wareejiyey Xabi ku yaalla Magalada Hargeysa,waxaana laamaha Amniga Soomaaliland aysan weli faah faahin ku saabsan sababta loo xiray Wariye Coldoon.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip