Golaha Wasiiradda Puntland oo u digay dowladda Dhexe

0
Friday April 19, 2019 - 16:36:16 in Wararka by
  • Visits: 234
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Golaha Wasiiradda Puntland oo u digay dowladda Dhexe

    Golaha Wasiiradda maamulka Puntland ayaa u digay dowladda Federaalka Soomaaliya, waxaana ay sheegeen in dowladda dhexe ay faragalin ku heyso Waxbarashadda maamulka Puntland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Golaha Wasiiradda maamulka Puntland ayaa u digay dowladda Federaalka Soomaaliya, waxaana ay sheegeen in dowladda dhexe ay faragalin ku heyso Waxbarashadda maamulka Puntland.



Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland, Ahna ku simaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cisaan Karaash ayaa shir guddoomiyey Shirka Golaha Xukuumadda waxaa looga hadlay amniga dalka, Aragtida Dowladda Puntland ee arrimaha imtixaanaadka shahaadiga ah, Barnaamijka dib u habaynta iyo casriyeyenta Hay’adaha Dowladda Puntland, Dib u eegista xeerka kufsiga iyo Warbixino kale.


Wasiir dowladdaha Madaxtooyadda Puntland oo kulanka ka dib warbaahinta la hadlay ayaa ku eedeeyay Wasiirka Waxbarashadda Soomaaliya in uu waddo dadaallo la iska horkeenaayo dowladda dhexe iyo maamulka Puntland.

Waxaa uu sheegay in dastuurka Puntland kan Faderaaka intaba ay qeexayaan in dowlad goboleedyadda ay u madaxbanaan yihiin hanaanka waxbarashadda degaanadooda.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip