Dhageyso:-Ra'isul-Wasaare Cali Maxamed Geedi "Alshabab Kaliya Kama Dambeeyaan Qaraxyada Ka Dhaca Muqdisho"

0
Thursday April 18, 2019 - 10:09:10 in Wararka by
  • Visits: 285
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso:-Ra'isul-Wasaare Cali Maxamed Geedi "Alshabab Kaliya Kama Dambeeyaan Qaraxyada Ka Dhaca Muqdisho"

    Ra'isul-Wasarihii hore ee Somalia Cali Maxamed Geedi ayaa si kulul uga hadlay amni darada magaalada Muqdisho gaar ahaana qaraxyada loo adeegsado gaadiidka laga soo buuxiyo walxaha qarxa iyo kuwa kale ee lagu dhejiyo laguna bar tilmaameedsado mas

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'isul-Wasarihii hore ee Somalia Cali Maxamed Geedi ayaa si kulul uga hadlay amni darada magaalada Muqdisho gaar ahaana qaraxyada loo adeegsado gaadiidka laga soo buuxiyo walxaha qarxa iyo kuwa kale ee lagu dhejiyo laguna bar tilmaameedsado masuuliyiinta dowladda iyo dadka kale ee shacabka ah.

e

Cali Maxamed Geedi ayaa sheegay qaraxyada ka dhacay magaalada Muqdisho in ay qeybsaman laba qeybna ay geeystaan Al-shabaab kuwana ay ka dambeeyaan dad leh dano Siyaasi ah sida uu hadalka u dhigay.

Waxa uu tilmamay in Alshabaab ay geystaan qaraxyada ismiidaaminta ah halka kuwa lagu dhejiyo gaadiidka lana dhigo waddooyinka Muqdisho in ay masuul ka yihiin dad leh dano siyasadeed oo khal-khal gelinaya dowladnimada Soomaaliya sida uu hadalka u dhigay.



Halkaan Ka Dhageyso Codka

Audio Player


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip