Ciidamo Dheeraad Ah Oo La Soo Dhoobay Waddooyinka Magaalada Muqdisho

0
Thursday April 18, 2019 - 10:03:29 in Wararka by
  • Visits: 273
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamo Dheeraad Ah Oo La Soo Dhoobay Waddooyinka Magaalada Muqdisho

    Qaar ka mid ah Isgooysyada magaalada Muqdisho waxaa sakay lagu arkayaa ciidamo aad u fara badan iyaga oo ka qeyb qaadanaya baaritaanada gaadiidka soo gelaya iyo kuwa kale ku dhex socdaalaya magaalada gudaheeda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qaar ka mid ah Isgooysyada magaalada Muqdisho waxaa sakay lagu arkayaa ciidamo aad u fara badan iyaga oo ka qeyb qaadanaya baaritaanada gaadiidka soo gelaya iyo kuwa kale ku dhex socdaalaya magaalada gudaheeda.

Goobaha qaarkood waxaa lagu arkayaa ciidanka wata gaadiidka dagaalka iyo kuwa gurmadka deg-dega ah,ciidankaan ayaa aroortii hore ee saakay waxa ay dadku ku arkeen isgooysyada muhiimka ah sida KM4,Dabka Soobe iyo meelo kale.

Saraakiisha hay’adaha amnigu faah-faahin kama aysan bixin waxa ay yihiin ciidamadaan hase’ahatee waxaa maalmahaan baraha bulshadu ay ku xiriirto la isla dhex marayay banaanbaxyo la iskugu baaqayay kuwaas oo ka dhacaya sida la sheegay magaalada Muqdisho dadka ayaana sheegaya in ciidankaan loo diyaariyay ka hortaga banaanbaxyadaas.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip