Lionel Messi oo ka hadlay guushii ay ka gaareen kooxda Man United

0
Wednesday April 17, 2019 - 21:06:19 in Wararka by
  • Visits: 815
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Lionel Messi oo ka hadlay guushii ay ka gaareen kooxda Man United

    Kabtanka kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayaa saxaafada ka soo hor muuqday kadib markii uu kooxdiisa ka caawiyay in ay u soo baxday afar dhamaadka tartanka kooxaha Yurub ee UEFA Champions league isaga oo dhaliyay laba ka mid ah saddexdii gool ee ay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kabtanka kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayaa saxaafada ka soo hor muuqday kadib markii uu kooxdiisa ka caawiyay in ay u soo baxday afar dhamaadka tartanka kooxaha Yurub ee UEFA Champions league isaga oo dhaliyay laba ka mid ah saddexdii gool ee ay Barca ku garaacay Man United.

Messi ayaa ku dooday in uu nasiib ku lahaa goolkii furitaanka inkasta oo uu shaqo wayn ka qabtay sidii uu Ashley Young kubbada ugaga soo guulaystay iyo waliba qaabkii uu xidigaha kale ee United




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip