Banaanbax ka dhacay Muqdisho

0
Monday April 15, 2019 - 11:43:17 in Wararka by
  • Visits: 373
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Banaanbax ka dhacay Muqdisho

    Wadayaasha gaadiidka dad weynaha ee loo yaqaano BL-ka ayaa saakay banaanbaxyo ka dhigay Isgoyska Ex koontorool Afgooye ee magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wadayaasha gaadiidka dad weynaha ee loo yaqaano BL-ka ayaa saakay banaanbaxyo ka dhigay Isgoyska Ex koontorool Afgooye ee magaalada Muqdisho.


Qaarkood oo lasoo xariiray KNN ayaa sheegay in ay ka cabanayaan canshuur ay sheegeen in laga qaado maalin walba ayada oo wadooyinku ay ka xiranyihiin.

Saraakiil katirsan Booliiska soomaaliya ayaa lasheegay in ay ku baxeen ayagoo u kaxeeyay dhanka Dowladda Hoose.

Sidaani oo kale ayay maalin ka hor Darawalada gaadiidka dad weynaha waxa ay dibadbaxyo uga dhigeen isla Isgoyska Ex koontorool Afgooye ayagoo ka cabanaya Canshuur maalinlaa oo laga qaado.

XIGASHO:-RADIOKULMIYE .COM KNN


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip