Wasiirka Amniga oo sheegay in dhawaan la soo magacaabayo taliyaha hay'adda NISA

0
Monday April 15, 2019 - 11:19:04 in Wararka by
  • Visits: 278
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Amniga oo sheegay in dhawaan la soo magacaabayo taliyaha hay'adda NISA

    Wasiirka Wasaarradda Amniga gudaha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islaaw [Ducaale] oo shalay hortagay Golaha Shacabka ayaa sheegay in sida ugu dhaqsiyaha badan loo soo magacaabayo taliyaha hay'adda Nabad-sugida Qaranka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Wasaarradda Amniga gudaha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islaaw [Ducaale] oo shalay hortagay Golaha Shacabka ayaa sheegay in sida ugu dhaqsiyaha badan loo soo magacaabayo taliyaha hay'adda Nabad-sugida Qaranka.


 

 
 
Hay’addan ayaa ku dhawaad 7 bilood wax taliye ah laheyn kaddib markii uu xilka iska casilay Xusseen Cismaan Xusseen oo xiligaa ku biiray musharixiintii u taagneyd xilka madaxweynaha Koonfur Galbeed.

 

Wasiirka ayaa hadalka ka dhax sheegay Golaha kaddib markii la weydiiyay su’aal la xiriirta sababta ilaa waqtigaa hay’adda Nabad-sugida aysan u laheyn wax taliye ah.

Waxaa hadda jooga oo ku sime ka sii ah Fahad Yaasiin oo dhinaca kalana ah ku-xigeenka taliyaha hay’adda Nabad-sugida.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip