Isku Aadka Kooxaha tartanka Koobka Bisha Ramadaan oo lagu qabtay magaalada Helsinki Finland

0
Monday April 08, 2019 - 10:33:31 in Wararka by
  • Visits: 762
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Isku Aadka Kooxaha tartanka Koobka Bisha Ramadaan oo lagu qabtay magaalada Helsinki Finland

    Xalay ayaa lagu soo bandhigay caasimada dalka Finland ee Helsinki isku aadka koobka bisha Barakaysan ee rabadaan oo sanad walba uu soo qaban qaabiyo urur-waynaha Sompet oo ka dhisan dalka Finland waxaana ka soo qaybgalay dhamaan bahwaynta isboortiga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xalay ayaa lagu soo bandhigay caasimada dalka Finland ee Helsinki isku aadka koobka bisha Barakaysan ee rabadaan oo sanad walba uu soo qaban qaabiyo urur-waynaha Sompet oo ka dhisan dalka Finland waxaana ka soo qaybgalay dhamaan bahwaynta isboortiga dalka Finland gaar ahaam Macalin Bashiir Cabdi Daahir waxaana daah furay shirka Gudoomiyaha ururka Sompet Xamdi Cabdulaahi wuxuuna u-dhacay shirku sidii loogu tala galay isku aadkuna waxa uu udhacay sidan.


Ramadan cup.2019

.A. .B.

Kasima Zimalik

koivunkylä Som-Star

Monik p.Haaga

Ganpet Kon-Som

Kohmu X- 7

4.5.2019 --1.6.2019

Tartamada noocan oo kale ah ayaa guud ahaan marka la eego qaarrada Yurub waxaa sanad kasta marka la gaaro bisha Ramadaan.



thumbnailthumbnailthumbnailthumbnailthumbnail


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip