Sheekh Axmed Gabyoow iyo Duriyadda maanta!!!.

0
Friday April 05, 2019 - 20:59:30 in Wararka by
  • Visits: 1311
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sheekh Axmed Gabyoow iyo Duriyadda maanta!!!.

    Sheekh Axmed Gabyow (1844 – 1933) , loona yaqiin Sh. Ahmed wacdiyoow, oo ku caan ahaa la dagaalankii isticmaarka ,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sheekh Axmed Gabyow (1844 – 1933) , loona yaqiin Sh. Ahmed wacdiyoow, oo ku caan ahaa la dagaalankii isticmaarka ,

shiikhu waxa uu tiriyay gabaya badan oo saameeyn ku yeeshay goballo badan oo somaliya ah oo markaa la dagaallamayay gumeeysta yaal kala nooc ah, tixdaan gabayga ah ayaa ka mid aheeyd kuwii uu tiriyay markii Talyaanigu soo galay deegaanka Warsheekh (1891), gabaygaa oo dheera kuna saabsanaa jiilalka dambe ee somalida in aan isticmaar loo qarin ayuu ku yiri:

*Soomaali aan u dagaallamaynaa * Dalkaan Ballaaran u Daafaceynaa- Kuwa dulmaaya la dood galeyna.

*Kufriga soo dagay diida leenahay * Dantiinu duulkale dhowri meysee ,haddaalinoo u dulqaata leenahay,Dabeysha mawdka inuu i daandeyn.

*Hilibka duud cunin oonan deeb noqan *Dadka tusaan danihiisa leenahay. * Duriyadaada Dab looma aasee *Kuwa dambaan u dariiq falaayaa.

In English

*We are fighting for the Somalis *We fight against those who do evil deeds.

*Reject the colonial infidels; *Before the wind of death overwhelms you.

*Soon you will turn into ashes and worms will eat your flesh *Set an exemplary model for later generations.

Armaa Duriyada maanta iyo Kuwa berriba Dab loo Aasayaa ,(Qob moos aaba roone, armaa miina isticmaar loo aasayaa dhalinyarada Mustaqbalka)???.

Qore: Yahya Amir




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip