Kooxaha Chelsea iyo Man United oo isku-heysta Xidig Caan ah

0
Sunday March 31, 2019 - 21:55:53 in Wararka by
  • Visits: 877
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kooxaha Chelsea iyo Man United oo isku-heysta Xidig Caan ah

    Kooxaha Kubadda Cagta ee Chelsea iyo Man United ayaa xilligaan waxa ay tartan adag ugu jiraan sidii ay ku heli lahaayeen ciyaarahanka Reer Brazil ee e kooxda Barcelona Philippe Coutinho. Kooxaha ayaa u hanqal taagaya Ciyaaryahanka markii uu furmo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxaha Kubadda Cagta ee Chelsea iyo Man United ayaa xilligaan waxa ay tartan adag ugu jiraan sidii ay ku heli lahaayeen ciyaarahanka Reer Brazil ee e kooxda Barcelona Philippe Coutinho. Kooxaha ayaa u hanqal taagaya Ciyaaryahanka markii uu furmo Suuqa kala iibsiga,waxaana jariidada The Sun ay baahisay in Kooxaha ay ku doonayaan Ciyaaryahaan kaas mallaayiin Dollar.

jariidada The Sun ayaa sidoo kale sheegtay in arrintaan ay timid kadib markii Ciyaarayahanka uu xaqiijiyey in uu ka tegayo Kooxda Barcelona.

Dhawaan ayay ahayd kadib markii uu sheegay wargeyska "Sport” in Philippe Coutinho uu ku wargaliyay saaxiibadiis xulka qaranka Brazil suurtagalnimada uu kaga dhaqaaqi karo kooxda Barcelona, taas oo keentay in tartan adag loo galo.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip