Waxgaradka Bobolka Banaadir oo kulan ay yeesheen kaga hadleen in xuquuqdooda Aaya ka talinta Gobolka Banaadir aysan helin ayna ka doonayaan masuuliyiinta Qaranka sababta loo xusi waayey G.Banaadir {WARSAXAADEED}

0
Monday February 01, 2016 - 19:23:37 in Wararka by
  • Visits: 611
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waxgaradka Bobolka Banaadir oo kulan ay yeesheen kaga hadleen in xuquuqdooda Aaya ka talinta Gobolka Banaadir aysan helin ayna ka doonayaan masuuliyiinta Qaranka sababta loo xusi waayey G.Banaadir {WARSAXAADEED}

    Kulankaan oo ay ka soo qeyb galeen inta badan odaayaasha iyo waxgaradka gobolka banaadir isla markaan looga soo horjeeday go'aannadii ka soo baxay shirkii madashada wada tashiga Qaran ee dhawaan ka dhacay magaalada muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kulankaan oo ay ka soo qeyb galeen inta badan odaayaasha iyo waxgaradka gobolka banaadir isla markaan looga soo horjeeday go'aannadii ka soo baxay shirkii madashada wada tashiga Qaran ee dhawaan ka dhacay magaalada muqdisho

 ayaa shalay lagu qabtay mgaalda muqdisho
kulnkaa  ayaa inta shirka uu oscday Odayaashu waxaa ay muujiyeen hannaanka ay ula dhacsaneyn xilligaan goa'a anada qaarkood iyagoo dhinaca kalena muujiyey in xaqii Gobolka Banaadir uu ku lahaa awood qeybsiga nidaamka fedraalka ee soomaaliya aanu gobolka Banaadir helin
Haddaba Qaar ka mid ah Wagardkii kulankaasi ka halay oo uu ka mid ahaa :-Malaaq Cali Malaaq Maxamed Malaaq Wehliye oo ah Malaaqa Xamar iyo Xamar daye waxaana hadaladiisa ka mid ahaa:-
"wax Caddaalad Darraa Ummadda Soomaaliyeedna Ma Aq bali Karto Annaguna ma Aqbali karnno, mana qaadan karnno mana dooneyso, Sababtoo ah, maxaa yeelay gobolkaan banaadir dad ummada soomaaliyeed oo dhan ah ayaa ku nool gobollada 18-ka ah ayuuna la mid yahay, xuquuqda ay leeyihiin oo kale ayuu leeyahay gobolka Banaadir, waxaa sidaas yiri Malaaqa xamar iyo xamar daye
    Dhinaca kale Nabadoon CaliBakeeri ayaa isagana waxaa uu ka yiri kulankaa "Gobolkaan Banaadir Waxaa Deggan Dad Fa ra Badan oo Soomaali ka kooban haba loo soo kala horeey ee, haddana xaqoodii lama sheegin halkaas ayaad mooddaa in hoos la geliyey taas ayaana dadkaani u cuntami weysay.
    Dhanka kale kulankaa gabagadiisa  ayaa waxaa laga soo saaray warsaxaafadeed lagu muujiyey in dadka ku nool gobolka banaadir aanay la dhacsaneyn go'aanadii ka soo baxay shirkii madasha wada tashiga Qaran ee ka dhacay madaxtooyada Soomaaliya warsaxaafadeedkaas oo uu Kulankaa akhrinayey Xasan Maxamuud Axmed Xasan Fanax ayaa ahaa sida tan:-
1-in dib loo saxo go'aankii ka soo baxay madasha qaran maadaama uu ahaa mid qilaafsan Dastuurka iyo quuuqda dadka ku nool Gobolkan Banaadir
2-waxaan ka codsaneynaa Beesha Caalamka in ay aad uga fee jignaato Tallaabooyinka lagu marin habaabinayo ee lidka ku ah Dastuurka iyo Xuquuqda Shacabka deggan Gobolka Banaadir
3-Ka maqnaanshaha Maamulka Goboleedka Banaadir ee hannaan Siyaasadda ee Dalka wuxuu horseedi karaa Jahwareer iyo Xasiloonni darro.
4- Waxaan ugu Baaqayaa Dadka Deggan Gobolka Banaadir in ay si degdeg ah isugu yimaadaan si ay ugu tashadaan Aayahooda 
XIGASHO:-HONCBLE-TV





banaanbax_xamar

 

Share this:




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip