Boko Haram oo Caruur Nolosha ku gubtay Caruur ku nool waqooyi bari wadanka Nigeria

0
Monday February 01, 2016 - 17:31:40 in Wararka by
  • Visits: 633
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Boko Haram oo Caruur Nolosha ku gubtay Caruur ku nool waqooyi bari wadanka Nigeria

    Wararka ka imaanaya dalka Nigeria ayaa sheegaya in ilaa 86 ruux oo ay ku jiraan caruur ay dhinteen kadib markii ay weeraro ku qaadeen Boko Haram xaafado ku yaala waqooyi bari wadanka Nigeria.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya dalka Nigeria ayaa sheegaya in ilaa 86 ruux oo ay ku jiraan caruur ay dhinteen kadib markii ay weeraro ku qaadeen Boko Haram xaafado ku yaala waqooyi bari wadanka Nigeria.

Saraakiisha ammaanka iyo dad Goobjoogayaal ah ayaa sheegay in koox la tuhunsan yahay inay ka tirsan yihiin Boko Haram ay rasaas iyo bambaanooyin la dhaceen xaafada Dalori, iyadoo la arkaye dhiig xaafada oo dhan is qabsaday weerarka kadib.

gettyimages-507786212-203104a90ada6e99bdadab0658a14a6eec0b0cde-s800-c85

Goob joogayaal ayaa sheegay inay maqleen dhawaqa caruur Nolosha ku gubanaysa iyagoo sidoo kale arkay guryo dhulka lala simay oo ay kooxdu Gubtay.

Dhanka kale Maxamad Kanar oo ah isku xiraha hay’adaha musiibooyinka deg dega ah ee wadanka Nigeria ayaa AP u sheegay inay soo aruuriyeen meydadka 86 ruux oo weerarka lagu dilay.

635898952678647495-AFP-548449687-79319034

 





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip