Banaanbax Dad Ku Dhinteen oo Maanta ka Dhacay Boosaaso;-Daawo Sawirro

0
Monday February 01, 2016 - 17:15:45 in Wararka by
  • Visits: 686
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Banaanbax Dad Ku Dhinteen oo Maanta ka Dhacay Boosaaso;-Daawo Sawirro

    Wararka naga soo gaaraya Magaalada Boosaaso ayaa soo sheegaya in haatan uu socdo dibad bax wata rabshad, waxaana jira khasaare dhimasho iyo dhaawac iyadoona Ciidanku ay ka hortagayaan dibad baxa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Boosaaso ayaa soo sheegaya in haatan uu socdo dibad bax wata rabshad, waxaana jira khasaare dhimasho iyo dhaawac iyadoona Ciidanku ay ka hortagayaan dibad baxa.

Dadka ayaa ka wada Banaanbaxa Laamiga, waxaana jira khasaare dhimasho iyo dhaawac, iyadoona wali ana la xaqiijin sida wax u dhaceen.

Warar horhdac ah ayaa shegeaya in hal ruux uu dhintay kaas oo wali ana naloo cadayn dhinaca uu ka tirsan yahay, dhanka kalena waxaa dhawwacyo qaba dad kala duwan.

Warar ayaa sheegaya in Dadka bananabaxa wada ay kusoo hoos dhuunteen dad hubaysan kuwaas oo ciidanka rasaaseeyay, walow aan wali laxaqiijin taas.

Dibad baxa ayaa lagu sheegay mid looga soo horjeedo cadaalad daro laga tirsanayo Dawladda Puntland, waxaana dhanka kale jira dad leh dano siyaasadeed oo qayb ka ah kacdoonkaan.

image

image




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip