Messi ma ciyaari doonaa kulanka adag ee Catalan Derby, kadib dhaawici soo gaaray?

0
Sunday March 24, 2019 - 23:29:02 in Wararka by
  • Visits: 782
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Messi ma ciyaari doonaa kulanka adag ee Catalan Derby, kadib dhaawici soo gaaray?

    Ciyaaryahanka u ciyaara Kooxda Kubadda Cagta ee Barcelona Lionel Messi ayaa isku diyaarinaya Ciyaarta Catalan derby oo ay kooxdiisa la ciyaareyso Kooxda Espanyo, kadib markii ay soo baxday shaki ku aadan inuu maqnaanayo. Ciyaarahan Lionel Messi ay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciyaaryahanka u ciyaara Kooxda Kubadda Cagta ee Barcelona Lionel Messi ayaa isku diyaarinaya Ciyaarta Catalan derby oo ay kooxdiisa la ciyaareyso Kooxda Espanyo, kadib markii ay soo baxday shaki ku aadan inuu maqnaanayo. Ciyaarahan Lionel Messi ayaa dhawaan dhaawac kasoo gaaray Ciyaartii xulalka Argntina iyo Venezuela, hayeeshaa hataan raja laga qabo in uu ciyaaro kulanka Barcelona iyo Espanyol.

Messi ayaa heysta fursad uu ku heli karo nasiino ku filan si uu kaga soo kabsado dhaawacan dhanka muruqa ah ee ka soo gaaray kulankii Venezuela.

Xidiga reer Argantina ayaa dib ugu soo laabtay kooxdiisa Barcelona sabtidii shalay, kadib markii loo ogolaaday inuu isaga dhaqaaqo xerada tababarka ee xulka qaranka Argantina, sababa la xiriira dhaawaca ka soo gaaray kulankii Venezuela.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip