Toos: Halkaan Si Toos Ah Ugala Soco Dhaqdhaqaaqyada Maalinta Ugu Danbeysa Ee Suuqa Kale Iibsiga Qaboobaha Oo Maanta

0
Monday February 01, 2016 - 12:09:56 in Sports News by
  • Visits: 795
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Toos: Halkaan Si Toos Ah Ugala Soco Dhaqdhaqaaqyada Maalinta Ugu Danbeysa Ee Suuqa Kale Iibsiga Qaboobaha Oo Maanta

    Maalin wanaagsan dhamaan aqristeyaasheena sharafta leh meel kastoo ad joogtaan iyo si waliba oo aad ula socotaan shabakda ciyaaraha Laacib.net, waxaa maanta oo isniin ah oo ay taariikhdu ku beegan tahay 1 bisha Fabruary soo xirmaya suuqa kale iibsiga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maalin wanaagsan dhamaan aqristeyaasheena sharafta leh meel kastoo ad joogtaan iyo si waliba oo aad ula socotaan shabakda ciyaaraha Laacib.net, waxaa maanta oo isniin ah oo ay taariikhdu ku beegan tahay 1 bisha Fabruary soo xirmaya suuqa kale iibsiga xiliga qaboobaha sanada 2016.

 waxayna dhamaan kooxaha ka dhisan horyaalada waa weyn ay heystaan fursadoodii ugu dnabeysa oo ay ciyaartooy kula soo wareefi lahaayeen xili ciyaareedkan, kooxdii maanta ku guuldareystaa iney soo dhameystirto saxiiixa laga sugayaa waxay fursadeeda ugu horeysa heli doontaa suuqa kale iibisga ee xagaaga oo furmaya kadib dhamaadka xili ciyaareedkaan, anagaa marwaliba masuuliyad iska saareena haqab tirka baahiyaha Sport ee barbaarteena waxaan xil iska saarnay inaan si toos ah u soo tabino dhamaan dhaqdhaqaaqyada iyo wararka xanta ah ee ugu danbeeyo ee saakay ay isla dhexmarayaan saxaafada ingiriiska iyo tan wadamada kale ee qaarada yurub.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip