DEG DEG:-Qarax Gaari Oo Goordhow Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

0
Thursday March 21, 2019 - 22:56:57 in Wararka by
  • Visits: 330
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG DEG:-Qarax Gaari Oo Goordhow Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

    Jugta qarax ayaa Caawa waxaa laga maqlay qeybo kamid ah degmooyinka Gobolka Banaadir,kaasi oo ka dhacay agagaarka Isgoyska KM 4 ee Magaalada Mqudisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jugta qarax ayaa Caawa waxaa laga maqlay qeybo kamid ah degmooyinka Gobolka Banaadir,kaasi oo ka dhacay agagaarka Isgoyska KM 4 ee Magaalada Mqudisho.

Qaraxaasi ayaa waxaa la sheegay in uu ahaa mid lagu soo xiray Gaari nooca raaxada ah,isla markaana waxa uu ku qarxay wadada laamiga.


Goobjoogayaal la hadlay warbaahinta qaar ee muqdisho u sheegeen in gaariga qarxay uu haatan ku gubanayo goobta,waxaana halkaasi gaaray Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya oo xiray goobta.

Ilaa iyo hadda lama oga Khasaarah uu geystay qaraxaas iyo cidda sida   rasmiga ah u leh gaariga qarxay.

wixii warar dheeri ah kala socda wararkeena danbe insha allaah





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip