Maxaa ka jira in Safiir loo Magacaabay Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Puntland?

0
Thursday March 21, 2019 - 22:44:35 in Wararka by
  • Visits: 261
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxaa ka jira in Safiir loo Magacaabay Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Puntland?

    warar soo bayxaya ayaa sheegaya in Dowlad da Soomaaliya ay Safiir u Magacowday Mada xweyne ku xigeenkii hore ee maamulka Punt land Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey. Md.Camey ayaa loo Magacaabay Safiiir sida ay xaqiijiyeen Wasiiro ka mid ah dowl

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

warar soo bayxaya ayaa sheegaya in Dowlad da Soomaaliya ay Safiir u Magacowday Mada xweyne ku xigeenkii hore ee maamulka Punt land Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey. Md.Camey ayaa loo Magacaabay Safiiir sida ay xaqiijiyeen Wasiiro ka mid ah dowladda Soomaaliya laakiin si rasmi ah wali looma xaqiijin dalka uu ka shaqeyn doono.

Camey ayaa lagu xasuustaa in uu garab istaagay dowladda dhexe ee Soomaaliya markii uu taagnaa Khilaafka dowladda dhexe iyo maamul goboleedyadda, waxaana uu ku guuldareystay in uu markale Madaxweyne ku xigeen ka noqdo maamulka Puntland.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip