AKHRISO: Puntland oo soo bandhigtay Shuruudaha Musharaxiinta Golaha degaanka

0
Thursday March 21, 2019 - 22:37:24 in Wararka by
  • Visits: 302
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    AKHRISO: Puntland oo soo bandhigtay Shuruudaha Musharaxiinta Golaha degaanka

    Wasaaradda arrimaha gudaha Puntland ayaa shaacisay, shuruudaha laga doonayo cid kasta oo u sharraxan, xubinnimada golayaasha degaanka degmooyinka Puntland. Qoraal ka soo baxay xafiiska wasiirka arrimaha gudaha Puntland, Maxamed Cabdiraxmaan Dhabanca

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasaaradda arrimaha gudaha Puntland ayaa shaacisay, shuruudaha laga doonayo cid kasta oo u sharraxan, xubinnimada golayaasha degaanka degmooyinka Puntland. Qoraal ka soo baxay xafiiska wasiirka arrimaha gudaha Puntland, Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad ayaa lagu soo bandhigay, shuruudo ka kooban 15 qodob oo laga rabo, qofka u tartamaya xildhibaannada golayaasha degaanka Puntland.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip