Wasiiro Iyo Saraakiisha Ciidanka Gadoodsan Oo Kulan Ku Yeelanaya Degmada Balcad

0
Thursday March 21, 2019 - 21:28:23 in Wararka by
  • Visits: 256
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiiro Iyo Saraakiisha Ciidanka Gadoodsan Oo Kulan Ku Yeelanaya Degmada Balcad

    Degmada Balcad ee gobalka Shabeellaha dhexe waxaa maanta kulan ku yeelanaya wasiiro ka tirsan xukuumadda Somalia Taliyaal ciidan iyo saraakiisha ciidanka gadoosan ee shalay ka soo baxay fariisimo ay ku lahaayeen deegaano hoostaga Balcad iyo degmada M

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Degmada Balcad ee gobalka Shabeellaha dhexe waxaa maanta kulan ku yeelanaya wasiiro ka tirsan xukuumadda Somalia Taliyaal ciidan iyo saraakiisha ciidanka gadoosan ee shalay ka soo baxay fariisimo ay ku lahaayeen deegaano hoostaga Balcad iyo degmada Mahadaay ee isla gobalka.

 

Kulamo hor dhac ah oo xalay ay yeesheen wasiiradaan iyo saraakiisha ciidanka gadoodsan ayaa la sheegay in la isku fahmi waayay qodobada qaar oo ay ka mid ahaayen in ciidanku ay dib ugub laabtaan aagagoodamusharadkoodanka ay heli doonaan sida ugu dhaqsaha badan,iyada oo ay arrintaas ka biyadiideen saraakiisha hogaaminaysa ciidmada gadoodsan.

Ciidamo fara badan oo ka tirsan kuwa dowladda Somalia ayaa shalay soo baneeyay fariisimihii ay ku lahayeen degmada Mahadaay iyo deegaano hoostaga degmada Balcad oo ay ka mid yihiin Qalimo,Haanshiiq iyo deegaano kale waxaana ciidankaas ay ku suganyihiin degmada Balcad ee gobalka Shabeellaha dhexe.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip