Ciidanka Yuhuudda Oo Toogasho Ku Dilay Nin Falastiini Oo Aan Hubeysnayn

0
Thursday March 21, 2019 - 21:16:38 in Wararka by
  • Visits: 223
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Yuhuudda Oo Toogasho Ku Dilay Nin Falastiini Oo Aan Hubeysnayn

    Wasaaradda Caafimaadka ee Maamulka Falastiin ayaa xaqiijiyey inay Ciiddanka Yuhuudda xalay toogteen Nin Flaastiin oo ku sugnaa meel ku dhow magaalladdaBaytu-laxamee Koonfurta Daanta Galbeed ee dhulka Falastiin. Marxuumka la dilay oo lagu magacaabi j

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasaaradda Caafimaadka ee Maamulka Falastiin ayaa xaqiijiyey inay Ciiddanka Yuhuudda xalay toogteen Nin Flaastiin oo ku sugnaa meel ku dhow magaalladdaBaytu-laxamee Koonfurta Daanta Galbeed ee dhulka Falastiin. Marxuumka la dilay oo lagu magacaabi jireyAxmed Jamaal Maxamuudoo 26-jir ayaa la sheegay inuu ku dhex jiray gaarigiisa, kadib, markii ay Askarta Yuhuudda ku toogteen Jid-gooyo ay dhigteen waddada laga galo magaalladdaBaytu-laxam. Toogashadaasi waxaa kaloo si xun loogu dhaawacay Nin kale oo Falastiini oo gaariga la saarnaa Marxuumka la dilay.

Marxuumka lagu dilay Toogashadaasi ayaa la sheegay inuu ku geeriyooday

IsbitaalkaBayt-jala,waana Marxuumkii 4-aad ee ay Askarta Yuhuudda dilaan labadi imaalmood ee la soo dhaafay.

Habeenkii Talaadada waxay Askarta Yuhuudda siyaabo kala duwan toogasho ugu dileen 3 Dhallinyaro Falastiiniyiin ah




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip