Sidoo kale Amjad Cali ayaa xusay in dadka ay saameeyeen abaaruhu ay dhammaan xoolahooda ku waayeen abaaro horay ugu dhuftay dalka sanadkii 2017-kii,islamarkaana ay ku adagtahay in ay dib u sameystaan noloshoodii hore.

Ugu dambeyn hay’addani ayaa shaaca ka qaaday in gobollada Togdheer, Sool iyo Sanaag ay ku nool yihiin dadka ay saameeyeen abaaraha daran ee ka jira Soomaaliya.