Imaaraadka Oo Dalkeeda Ka Masaafurisay Nin U Dabaal-Degay Muslimiintii Lagu Dilay New Zealand

0
Wednesday March 20, 2019 - 20:51:46 in Wararka by
  • Visits: 288
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Imaaraadka Oo Dalkeeda Ka Masaafurisay Nin U Dabaal-Degay Muslimiintii Lagu Dilay New Zealand

    Nin u shaqeynaye Shirkadda Transguard ee dalka Imaaraadka ayaa shaqadii laga ruqseeyey, kadibna laga masaafuriyey dalkaasi sababo la xiriira isagoo u dabaal-degay dadkii Muslimiinta ee Jimcihii la soo dhaafay lagu xasuuqay 2 Masjid oo ku yaalla magaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Nin u shaqeynaye Shirkadda Transguard ee dalka Imaaraadka ayaa shaqadii laga ruqseeyey, kadibna laga masaafuriyey dalkaasi sababo la xiriira isagoo u dabaal-degay dadkii Muslimiinta ee Jimcihii la soo dhaafay lagu xasuuqay 2 Masjid oo ku yaalla magaalladda Christchurch ee dalka New Zealand.

 

Ninkaasi oo aan magaciisa iyo dalka loo masaafuriyey aan la shaacinin ayaa la sheegay inuu bartiisa Facebook-ga ku qoray hadalo uu taageero ugu muujiyey Gacan-ku-dhiiglihii dilka geystay, una dabaal-degay Muslimiinta lagu laayey Toogashadaasi.

Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa la sheegay inay bixisay Amarka lagu masaafuriyey Ninkaasi.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip