Xildhibaannada baarlamaanka oo ka hadlaya sharciga qaxootiga

0
Monday February 01, 2016 - 10:45:51 in Wararka by
  • Visits: 587
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaannada baarlamaanka oo ka hadlaya sharciga qaxootiga

    Xildhibaananda baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta kulan ku yeelanaya xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho, ayaa guda geli doona akhrinta koowaad ee Hindise sharciyeedyada Xanaanada xoolaha iyo sharciga qaxootiga.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaananda baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta kulan ku yeelanaya xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho, ayaa guda geli doona akhrinta koowaad ee Hindise sharciyeedyada Xanaanada xoolaha iyo sharciga qaxootiga. Xildhibaan Maxamed Cumar Hab-dhowraha golaha shacabka oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in shirka baarlamaanka ay horyaalaan labo ajande oo kala ah akhrinta koowaad ee hindise sharciyeedka xanaanada Xoolaha iyo akhrinta labaad ee hhindise sharciyeedka Qaxootiga.

Xildhibaanka ayaa xusay in labada sharci ay muhiim u tahay dalka, iyadoo kan qaxootiga uu qeexayo in nidaam loo helo qaxootiga Soomaaliyeed ee daadsan caalamka, isagoo xusay in Xildhibaannada marka ay akhrinta dhamaato ay ka dhiiban doonaan fikradahooda ku aadan wax ka badalka sharciyada baarlamaanka la horkeenay.

xigasho:-radiomuqdisho.net



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip