Dhageyso:-Taliyaha Booliska oo dhaliilay Ciidamada ay tababaraan Kenya & Uganda

0
Tuesday March 19, 2019 - 23:19:04 in Wararka by
  • Visits: 206
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso:-Taliyaha Booliska oo dhaliilay Ciidamada ay tababaraan Kenya & Uganda

    Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed General Bashiir Cabdi Maxamed ayaa sheegay in dowladda jabuuti ay Soomaaliya u tababartay Ciidamo Boolis ah oo ay tiradooda gaareyso 2,600, kuwaas oo ka qeyb qaadanaya sugida amniga dalka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed General Bashiir Cabdi Maxamed ayaa sheegay in dowladda jabuuti ay Soomaaliya u tababartay Ciidamo Boolis ah oo ay tiradooda gaareyso 2,600, kuwaas oo ka qeyb qaadanaya sugida amniga dalka.

Waxa uu sheegay taliye Bashiir in Ciidamada ay tababartay dowladda jabuuti in ay ka howlgallaan Magaalada Muqdisho iyo gobalada kale ee dalka, sigaar ah deegaanada laga saaray Ururka Al-Shabaab.

Waxa uu hoosta ka xariiqay in Ciidamada ay tababaraan dowladaha Uganda iyo Kenya ay ka taya iyo tababar fiican yihiin kuwa ay tababarto dowladda aan walaalaha nahay ee Jabuuti.


Audio Player



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip