Madaxwayne Nursultan oo iscasilay

0
Tuesday March 19, 2019 - 23:11:14 in Wararka by
  • Visits: 221
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxwayne Nursultan oo iscasilay

    Madaxwaynaha Kazakhstan Nursultan Nazarbayev ayaa iska casilay shaqadiisa kadib 29 sano oo uu ahaa Madaxweynaha dalkaasi. "Waxaan go'aansaday in aan shaqadeyda Madaxweynimo soo Afjaro " ayuu Nazarbayev telefishinka Qaranka dalkaasi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxwaynaha Kazakhstan Nursultan Nazarbayev ayaa iska casilay shaqadiisa kadib 29 sano oo uu ahaa Madaxweynaha dalkaasi. "Waxaan go'aansaday in aan shaqadeyda Madaxweynimo soo Afjaro " ayuu Nazarbayev telefishinka Qaranka dalkaasi ka sheegay.

"Sannadkan waxaan qaban doonaa shaqadii ugu sarreysay muddo 30 sano ah, dadku waxay i siiyeen fursadda ah in aan noqdo madaxweynihii ugu horreeyay ee Kazakhstan oo madaxbannaan, Sida ku cad dastuurka dalka, Kassim-Jomart Toqaev, afhayeenka baarlamaanka sare ee dalka ayaa hadda qaban doona madaxweynanimada, ayuu yiri Nazarbayev.



Nazabayev wuxuu sheegay in uu sii ahaan doono hogaamiyaha xisbiga talada haya ee Nur Otan wuxuuna sii ahaan doonaa gudoomiyaha Golaha Ammaanka ee Madaxweynaha, kaas oo u ogolaan doona in uu sii haysto awoodaha muhiimka ah.

Nazarbayev, oo 78-jir ah, ayaa Kazakhstan hogaamiyay tan iyo 1989-kii, markii uu weli ka mid ahaa Midowga Soofiyeeti. Wuxuu awood u yeeshay inuu noqdo hogaamiyaha Xisbiga ee dalka Central Asia, kadibna waxaa loo doortay madaxweyne



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip