DEG DEG:-Dad Ajaaniib Ah Oo Lagu Dilay Weerar Ka Dhacay Ethiopia

0
Tuesday March 19, 2019 - 23:07:59 in Wararka by
  • Visits: 238
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG DEG:-Dad Ajaaniib Ah Oo Lagu Dilay Weerar Ka Dhacay Ethiopia

    Dabley hubeysan ayaa la sheegay inay maanta weerar ka geysteen Tuulladda Nedjo Woreda oo dhanka Galbeed ka jirta Deegaanka Wellega ee Dowlad-gobaleedka Oromiya ee dalkaasi. Weerarkaasi oo abaarihii 7-dii iyo barkii subaxnimo ka dhacay Wakeyo Kebele

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dabley hubeysan ayaa la sheegay inay maanta weerar ka geysteen Tuulladda Nedjo Woreda oo dhanka Galbeed ka jirta Deegaanka Wellega ee Dowlad-gobaleedka Oromiya ee dalkaasi. Weerarkaasi oo abaarihii 7-dii iyo barkii subaxnimo ka dhacay Wakeyo Kebele ayaa waxaa dadka lagu dilay ka mid ahaa 2 qof oo Ajnabi ah, sida uu sheegay Xafiiska Isgaarsiinta ee Dowlad-gobaleedka Oromiyadda.

Xafiisku ma uusan sheegin dalalka ay soo ka soo jeedaan labaada qof ee shisheeyaha ee lagu dilay weerarkaasi, balse, waxa uu Xafiisku sheegeen inay weli ururinayaan macluumaadka ku aadan ujeedada weerarkaasi.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip