SAWIRO: Howlgal burburin ah oo laga sameeyey Magalada Garoowe

0
Tuesday March 19, 2019 - 22:51:22 in Wararka by
  • Visits: 238
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SAWIRO: Howlgal burburin ah oo laga sameeyey Magalada Garoowe

    Dowladda Hoose ee Magalada Garoowe ayaa bilaawday howlgal lagu bur burinayo wadooyin sida ay sheegeen mas'uuliyiinta degmada si sharcidarro ah loo hdistay. Howlgalkaan ayaa waxaa lagu burburiyey dhismooyin ku yaallay Xaafada Wadajir ee Magala

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladda Hoose ee Magalada Garoowe ayaa bilaawday howlgal lagu bur burinayo wadooyin sida ay sheegeen mas'uuliyiinta degmada si sharcidarro ah loo hdistay. Howlgalkaan ayaa waxaa lagu burburiyey dhismooyin ku yaallay Xaafada Wadajir ee Magalada Boosaaso, kuwaas oo Dowladda Hoose ee Magalada Garoowe ay sheegtay inay sharcidarro ahaayeen. Xoghayaha dowladda Hoose ee Magalada Garoowe Maxamuud Cali Xasan ayaa sheegay in dowladda Hoose furi-doonto meel kasta oo si sharci darro ah loo xirtay, isla markaana dadwaynaha ugu baaqay inay ka waan toobaan arimaha noocaas ah. Horay ayaa dowladda Hoose ee Magalada Garoowe waxaa ay digniin uga soo saartay dadka laamiyada Magalada Garoowe qaarkood ku dhisaya waxa loo yaqaano Askari jiifa si gawaarida aysan xoog ugu socon.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip