Daawo: Madaxweyne Geelle oo diiday shir jaraa'id?

0
Monday March 18, 2019 - 23:39:10 in Wararka by
  • Visits: 295
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Madaxweyne Geelle oo diiday shir jaraa'id?

    Madaxweyne ismaciil cumar Geelle oo diiday in uu shir Jaraa'id la sameeyey Madaxweyne Farmaajo. Giroobka diyaarada ee adan cade moqdisho. Maxay tahay sababto? Arinkaa waxay Tusaale u tahay in uu Fashilmay Safarkii Madaxweyne ismaciil cumar Geel

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne ismaciil cumar Geelle oo diiday in uu shir Jaraa'id la sameeyey Madaxweyne Farmaajo. Giroobka diyaarada ee adan cade moqdisho. Maxay tahay sababto? Arinkaa waxay Tusaale u tahay in uu Fashilmay Safarkii Madaxweyne ismaciil cumar Geelle ee Taakeerada soomaalinimo uga raadinayey kooxda villa somalia fadhida ee uu hogaamiyo Madaxweyne Farmaajo. Labadii Fanaan ee soo raacday Madaxweyne ismaciil cumar Geelle fanaan xasan aden samatar iyo fanaan axmed cali cigaal oo iyaguna moqdisho ka noqdey waa wax lala yaabo waxa arinkaa ku khasbay.

Madaxweyne ismaciil cumar Geelle wuxuu aad uga carooday markii Madaxweyne Farmaajo diiday inuu kala qeyb galo kulankiixildhibaannada Labada Aqal ee Golayaasha sharcidajinta soomaaliya oo khudbad uu u jeediyey Madaxweyne Geele. Taa oo ka dhacay xarunta Dugsiga Tababarka Janaral Kaahiye.

shir jaraa’id oo wada jir ah oo ay si wada jira uga hadli lahayeen arrimaha isku afgarteen booqashadii labada maalmood ahayd Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweyne ismaciil cumar Geelle ma dhicin.

waa wax lala yaabo dhaqanka madaxda aduunka isticmaasho waa arin muhiima ah in warbaahinta waqti hesho si shacabka laba dal wax u ogaadaan. Figrahada madaxdooda.

Wax badan ayaa khaldan hogaanka Madaxweyne Farmaajo?

khilaafka soo dhex galay labada Aqal,ayey kooxda villa somalia ee uu hogaamiyo Madaxweyne Farmaajo waxay u arakaan guul siyaasaeed oo mashruucii mooshinka lagu xaliyey.

WQ: Danjire Maxamed Caalim

XIGASHO SOMALIWEYN.COM




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip