.
Maalmaha ay duulimaadyada baaqan doonaan ee Bisha Apriil ayaa shirkadda waxa ay ku sheegtay.
06 April 2019
07 April 2019
08 April 2019
09 April 2019
11 April 2019
13 April 2019
Dad badan oo Soomaaliyeed ayaa todobadkii in ka badan Lix jeer waxa ay ku safri jireen kuna imaan jireen Diyaaradaha Shirkadda Turkish Airlines, hayeeshee todobaadka ugu horeeya ee Bisha April ay hakad galayaan.
Shirkadda Diyaaradaha Turkish Airlines oo hakisay duulimaadyadii Magaalada Muqdisho
Shirkadda Diyaaradaha Turkish Airlines ayaa shaacisay in todobaadka ugu horeeya ee Bisha Apriil ay baaqan doonaan duulimaadyadii Diyaaradaha Shirkadaas ay ku imaanjireen Garoonka Aadan-Cadde ee Magaalada Muqdisho.