SAWIRRO: Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Oo Arrimo Muhiima Kala Hadlay Mas'uul Ka Socda Dalka Suudaan

0
Monday March 18, 2019 - 23:20:25 in Wararka by
  • Visits: 262
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SAWIRRO: Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Oo Arrimo Muhiima Kala Hadlay Mas'uul Ka Socda Dalka Suudaan

    Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/gaas Daahir Aadan Cilmi Indha-Qarshe ayaa maanta Xafiiskiisa kula kulmay u qaabilsanaha Dalka Suudaan ee Arimaha Ciidamada dalalka Soomaaliya iyo Kenya Yasir Khirey Abdelrahim. kulanka uu taliyaha ciidan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/gaas Daahir Aadan Cilmi Indha-Qarshe ayaa maanta Xafiiskiisa kula kulmay u qaabilsanaha Dalka Suudaan ee Arimaha Ciidamada dalalka Soomaaliya iyo Kenya Yasir Khirey Abdelrahim. kulanka uu taliyaha ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya uu la qaatay u qaabilsanaha dalka Suudaan ee Arimaha Ciidamada dalalka Soomaaliya iyo Kenya ayaa waxaa goob joog ka ahaa Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya. S/gaas Daahir Aadan Cilmi, Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka ayaa sheegay in kulanka uu maanta la yeeshay uqaabilsanaha Dalka Suudaan ee Arrimaha Ciidamada dalalka Soomaaliya iyo Kenya uu ahaa mid lagu xoojinayo Xiriirka iskaashiga Ciidamada ee dhanka tababarada

Uqaabilsanaha Dalka Suudaan ee Arrimaha Ciidamada wadamada Soomaaliya iyo Kenya Yasir Khirey Abdelrahim, ayaa tilmaamay In Suudaan ay dhawaan Bilaabi doonto tababarada ay siin jirtay Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya.

Suudaan ayaa ka mid ah Dalalka sida gaarka ah u tababara Ciidamada qalabka Sida ee Soomaaliya.

Img 2262


Img 2294
Img 2294
Img 2294
Img 2308
Img 2329



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip