Waxa ay wax laga xumaado ku tilmaameen dagaal beeleedyada xilligaan kasoo cusboonaaday tuulooyin hoostaga degmada Cadale,kuwaas oo ah kuwa soo laab laabtay,waxaana ay sheegeen in sil qaldan loo maray xalinta dagaal beeleedyadaas.
Si kastaba dagaal beeleedka ka dhacay tuulada Buurdheere oo hoostaga degmada Cadale ee Gobolka Shabeellaha dhexe ayaa waxaa ku geeriyooday in ka badan 10 ruux halka ku dhawaad 20 ay ku dhaawacmeen.
XIGASHO:RADIORISAALA.COM
Dhageyso:-Xildhibaano ka tirsan Aqalka Sare oo digniin ka soo saaray dagaalka degmada Cadale
Waxaa isasoo taraya baaqyada kala duwan ee loo jeedinayo maleeshiyo beeleedka ku dagaalamaya Tuulada buurdheere oo hoostagta degmada Cadale ee Gobolka Shabeellaha Dhexe Senator Muuse Suudi Yalaxow Senator Prof. Cismaan Maxamuud iyo Senator Naciimo