Faah faahin: Qarax Gaari oo ka dhacay Magalada Muqdisho

0
Monday March 18, 2019 - 21:04:54 in Wararka by
  • Visits: 259
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Faah faahin: Qarax Gaari oo ka dhacay Magalada Muqdisho

    Gaari lagu xiray waxyaabaha qarxa ayaa goordhow ku qarxay agagaarka Hotelka Wehliye degmada Howl-Wadaag ee Gobolkan Banaadir. Jugta qaraxa ayaa waxaa laga maqlay inta badan Xaafadaha degmooyinka Howl-Wadaag iyo Wartanabada,waxana gaariga qarxay uu y

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gaari lagu xiray waxyaabaha qarxa ayaa goordhow ku qarxay agagaarka Hotelka Wehliye degmada Howl-Wadaag ee Gobolkan Banaadir. Jugta qaraxa ayaa waxaa laga maqlay inta badan Xaafadaha degmooyinka Howl-Wadaag iyo Wartanabada,waxana gaariga qarxay uu yaallay banaanka hore ee Guri ku yaalla dhabarka dambe ee Hotelka Wehliye.

Wararka aan heleyno ayaa waxaa ay sheegayaan in gaarga qarxay ay laheyd haweeney ka tirsan Shaqalaha Rayidka Dowladda Soomaaliya,isla markaana aysan cid wax ku noqon, kadib markii darawalka gaariga uu ogaaday in qarax lagu xiray.

Inta badan Magalada Muqdisho ayaa waxaa ka dhaca gawaarida qaraxyada lagu xiro, waxana horay loogu dilay, Saraakiil, Xildhibaano iyo dad kale.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip