SAWIRO: Ciidamada Somaliland oo soo bandhigay Khamri ay soo qabteen
Howlgal ay Magaalada Hargeysa ka sameeyeen Ciidamada booliska Somaliland 24kii saac ee la soo dhaafay ayaa waxaa ay kusoo qabteen Mandooriyaha Khamriga oo laga ganacsanayay gudaha Magaalada Hargeysa.
Saraakiisha Ciidamada Booliska ee Magaalada Hargeysa ayaa waxa sheegeen in Qamridaan la doonaayay in lagu dhibaateeyo dadka Shacabka degaanada maamulka Somaliland.
SAWIRO: Ciidamada Somaliland oo soo bandhigay Khamri ay soo qabteen
Howlgal ay Magaalada Hargeysa ka sameeyeen Ciidamada booliska Somaliland 24kii saac ee la soo dhaafay ayaa waxaa ay kusoo qabteen Mandooriyaha Khamriga oo laga ganacsanayay gudaha Magaalada Hargeysa. Saraakiisha Ciidamada Booliska ee Magaalada Harge