Dhageyso:- Baaq deg deg ah oo laga soo saaray dagaalka degmada Cadale

0
Sunday March 17, 2019 - 22:17:58 in Wararka by
  • Visits: 242
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso:- Baaq deg deg ah oo laga soo saaray dagaalka degmada Cadale

    Guddoomiyaha guddiga dib u heshiisiinta qaranka Ismaaciil Macalin Muuse oo la hadlay Idaacadda Risaala ee Magalada Muqdisho ayaa waxa uu ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo dagaal beleedka ka socda degaanka Buurrdheere oo hoostaga degmada cadale e

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha guddiga dib u heshiisiinta qaranka Ismaaciil Macalin Muuse oo la hadlay Idaacadda Risaala ee Magalada Muqdisho ayaa waxa uu ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo dagaal beleedka ka socda degaanka Buurrdheere oo hoostaga degmada cadale ee gobolka Shabeelkaha Dhexe . Waxa uu sheegay in dagaalkaas uu yahay mid soo laab laabtay loona baahan yahay in beelahaasi walaalaha ah ee ku wada dagaalamaya degaankaasi in ay xal waara ka wada gaaraan dagaalka soo laab laabtay.



Waxa uu sheegay in beelaha walaalaha ah ee wada dagaalamaya loo baahan yahay in ay wada heshiyaan oo ay soo celiyaan wanaagii ka dhaxeeyay inta uusan bilaaban dagaalka kahor.

Dagaalka weli ka socda deegaanka buurdheere ee degmada Cadale Gobolka Shabeellaha dhexe ayaa ah mid soo lab laabtay,waxaana dowr mar Magaalada jowhar iyo degmada Cadale lagu qabtay shirar beelahaas lagu heshiisiinayay, hayeeshee aan lagu guuleysan.

Audio Player
xigashoradiodalsan.com


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip