DEG DEG:-Garoon Ku Yaalla Dalka New Zealand Oo Lagu Kala Cararay

0
Sunday March 17, 2019 - 21:54:58 in Wararka by
  • Visits: 230
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG DEG:-Garoon Ku Yaalla Dalka New Zealand Oo Lagu Kala Cararay

    Booliska dalkaasi waxay maanta sheegeen in la xiray Garoonka Diyaaradaha ee magaalladda Dunedin¸kadib, markii la helay warar ku aadan in Baqshaad weyn oo wax ku jira la garan waayey la dhigay Garoonka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Booliska dalkaasi waxay maanta sheegeen in la xiray Garoonka Diyaaradaha ee magaalladda Dunedin¸kadib, markii la helay warar ku aadan in Baqshaad weyn oo wax ku jira la garan waayey la dhigay Garoonka
Booliska waxay isku gedaameen Garoonkaasi, iyadoo Kooxaha Baarayaasha ku hawlan yihiin sidii loo ogaan lahaa waxa ku jira Baqshadda laga shakiyey, iyadoo dadka oo idil laga saaray gudaha Garoonkaasi.
Dhowr Duullimaad ayaa la hakiyey sababo dhinaca Ammaanka ee Garoonkaasi.

Arrintan ayaa timid, iyadoo Hay’adaha Ammaanka dalkaasi la geliyey Heegan Buuxa, kadib, xasuuqii Jimcihii la soo dhaafay ka dhacay 2 Masjid oo ku yaalla magaalladda Kirisjarj (Christchurch), oo ay ku shahiideen 50 qof oo Muslimiin ah.






Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip