Mesut Ozil oo markale la kulmay madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan

0
Sunday March 17, 2019 - 21:38:21 in Wararka by
  • Visits: 893
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mesut Ozil oo markale la kulmay madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan

    Laacibka khadka dhexe ee kooxda Kubadda Cagta Arsenal Mesut Ozil ayaa mar kale la kulmay madaxweynaha wadanka Turkiga Recep Tayyip Erdogan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Laacibka khadka dhexe ee kooxda Kubadda Cagta Arsenal Mesut Ozil ayaa mar kale la kulmay madaxweynaha wadanka Turkiga Recep Tayyip Erdogan.

Mesut Ozil oo heysto dhalasho Germany balse asal ahaan kasoo jeedo wadanka Turkiga ayaa la kulmay madaxweynahay wadanka uu asal ahaan kasoo jeedo ee Erdogan asigoona ku casuumay inuu kasoo qeyb galo xaflada arooskiisa oo dhawaan dhici doonto.

Ozil ayaa sanadkii hore la kulmay madaxweynaha turkiga xili uu ku gudo jiray ololaha doorashada wadanka Turkiga waxayna midaas ka careysiisay wadanka uu dhalashadiisa heysto ee Germany gaar ahaan xiriirka kubadda cagta Germany.Isjiijiid iyo buuq dhacay kadib ozil ayaa soo dadajisay in Ozil xili hore isaga fariisto u cayaarista qaranka Germany.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip